heeran
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)ld heerin.
heeran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.
heeran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la jaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeran ↴
arar [m.dh]
1. Dhulka u dhow ee ku heeran ceel ama degaan. 2. Gogoldhigga loo sameeyo hadal ama qoraal. 3. Daaqidda ay xoolo la waraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.
heerin [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran¹.
heermid [m.f.dh]
eeg heeran².
heernaan [m.f.dh]
eeg heeran³. ld heernaan-sho.
saynsaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.
heer [m.l] (-rar, m.l)
1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.
heer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.