Site icon Qaamuus

jawaabta

heerid
(m.f.dh)

eeg heer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heerid

asheerid [m.f.dh]
eeg asheer. ld asheerasho.

heer [m.l] (-rar, m.l)
1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.

heer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version