Site icon Qaamuus

jawaabta

heerkulbeege
(m.l)

ld heerkulbeeg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heerkulbeege

heerkulbeeg [m.l] (-gyo, m.dh)
(fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version