Site icon Qaamuus

jawaabta

himilo
(m.dh)

1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himilo

yididdiilo [m.dh]
Rajo; himilo. ld hididdiilo.

hadaf [m.l] (-fyo/ahdaaf, m.dh)
1. Ujeeddo, himilo. 2. ld hadfid.

hindise [m.l] (-ayaal, ml./m.dh)
1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.

istiraatijiyad [m.dh] (-do, m.dh)
1. (siyaa.) Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga. 2. (siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version