Site icon Qaamuus

jawaabta

holci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dab holac ka keenid. 2. Wax gubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holci

olol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.

belbeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dab si aad ah u holcin. ld beleli.

biri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dab iwm holcin.

holcid [m.f.dh]
eeg holoc².

holcin [m.f.dh]
eeg holci.

hol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Wax isku dayid; tijaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version