Site icon Qaamuus

jawaabta

hoobiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobiye

hoobi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version