jidiindhuun
(m.l)Afka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.
jidiindhuun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uunay, -uuntay)Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidiindhuun ↴
jidiindhuumid [m.f.dh]
eeg jidiindhuun².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg