Site icon Qaamuus

jawaabta

jillaab
(m.dh)

1. Hab loo ugaarsado kalluun-ka. 2. Qalabka wax lagu dabto. 3. ld jillaabid.

jillaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Kalluun dabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jillaab

ilyar [m.dh]
1. Nooc gambada ka mid ah oo leh ilo badan oo yaryar. 2. Nooc shabaagta lagu jillaabto ka mid ah.

jillaabad [m.l]
ld jillaabasho.

jillaabasho [m.f.dh]
eeg jillaabo². ld jillaabad, jillaabo¹.

jillaabid [m.f.dh]
eeg jillaab². ld jillaab¹ (3).

jillaabo [m.dh]
ld jillaabasho.

jillaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Kalluun dabasho.

milgo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ulajeeddo wanaagsan, xurmo, muuno. 2. Shabaag ilo yaryar leh oo kalluunka lagu jillaabto. 3. Kal; miile.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version