Site icon Qaamuus

jawaabta

jimiimic
(m.l)

1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.

jimiimic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimiimic

jimiimicid [m.f.dh]
eeg jimiimic².

jimirric [m.l]
Naxariis; turaal; jimiimic.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version