kaaga
(mu.lh.l)(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “kaaga ayaa ka fiican”.
kaaga
(dk.lh.l) (-kaaga)Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Qalinkaaga baa cusub”. ld kaa³.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaaga ↴
kaa [dk.lh.l] (-kaa)
ld kaaga(2). kaaga
raalliggelin [m.dh]
Ficil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu yeelin ama kaaga xumaan.
kuwaaga [mu.lh.w]
eeg kaaga 1 / taada¹.
kaa [mu.ti.l] (kuwaas, w)
ld kaas(1)
kaa [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
kaa [dk.lh.l] (-kaa)
ld kaaga(2).
kaa [dk.ti.l] (-kaa)
ld kaas(2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg