kaalay
(f.a)(kaalaya, w) Agtayda imow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalay ↴
kaal [m.l] (-lal, m.l)
Warmaha waaweyn nooc ka mid ah.
kaal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda labadeeda qalbac midkood. 3. Xoolo la siiyo qof guursaday.
kaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg