Site icon Qaamuus

jawaabta

kammil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

ld kaamil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kammil

kaamil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil.

kaamilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.

kaamilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².

kaamilid [m.f.dh]
eeg kaamil². ld kammilid.

kaamilnaan [m.f.dh]
eeg kaamilan². ld kaamilnaansho, kammilnaan, kammil-naansho.

kammilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld kaamilan¹.

kammilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld kaa-milan².

kammilid [m.dh]
ld kaamild.

kammilmid [m.dh]
ld kaamilmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version