Site icon Qaamuus

jawaabta

kaneeco
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

(c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaneeco

marakaneeco [m.dh]
Dhar khafiif ah, dulduleel yaryar ah leh oo inta hab gaar ah loo tolo sariiraha korkooda lagu dedo, kaneecadana laga galo; sinsinyeeri.

xummad-hurdo [m.dh]
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo uu keeno “arbo fiirus” waxa laga helaa Afrikada kulul iyo gobollada waqooyi ee koonfur Ameerika, waxa gudbiya kaneeco khaas ahaan “aedes Aegypti”, fiirusku wuxu baabi'iya soohyada beerka iyo kelyaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version