laafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laafid ↴
dalaafid [m.f.dh]
eeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).
ikhtilaafid [m.f.dh]
eeg ikhtilaaf². ld iskhilaafid.
iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.
jallaafid [m.f.dh]
eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.
jillaafid [m.dh]
ld jallaafid.
khilaafid [m.f.dh]
eeg khilaaf².
salaafid [m.f.dh]
eeg salaaf².
laaf [m.dh] (-ooyin, m.l)
(jool.) Dhadhaab dhalaashan ama magma oo ka soo burqanaysa dhulka gudihiisa oo soo gaarta dhulka dushiisa, taas oo ka soo baxda karaytarka folkaanaha ama jeex-jeex dhulka dushiisa ah. Dhulka dushiisa laafadu si dhaqso leh ayay ugu adkaataa marka loo eego dhaqsaha adkaashadeeda ee dhulka gudihiisa.
laaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ka l.: qof aan ka dhergin galmada qof kale.