maadad
(m.l)ld maadasho. maadasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maadad ↴
maadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maado. ld maadad, maarad, maarasho. maadad, maarad, maarasho
umaadad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
maad [m.dh]
1. Gaashaan. 2. Meel lagu
gabbado.
maad [m.dh] (-do/-dooyin, m.l)
Hadal ama sheeko lagu qoslo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg