qaangaar
(m.l) (-rro, m.l)Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.
qaangaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Qof 15 sano gaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaangaar ↴
taabbaqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qaangaarid. 2. Wax, wax ku ool ah noqosho. qaangaarid
qaangaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaangaar².
abtiyow [m.l]
Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaa u soo baxay”.
abtiyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-obay, -owday)
Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.
baaluq [m.l] (-qyo, m.dh)
B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.
baaluq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Da'dii qaangaarnimada gaarid.
baaluqad [m.dh] (-do, m.l)
B. ah: gabar qaangaar ah.
dhoocil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Gabar aan weli qaangaarin; foodley. 2. Naag aad u buuran.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg