qadow
(m.l)1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
qadow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dway, -dowday; -dwi)Geed qadow bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadow ↴
qadi [m.l]
ld qadow (1).
qadwid [m.f.dh]
eeg qadow².
qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg