qaldheb
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-bay, -btay)1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo). 2. (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldheb ↴
qaldhebid [m.f.dh]
eeg qaldheb.
qaldhex [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
-xey, -xday ld qaldheb.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg