quruxsanaan
(m.f.dh)eeg quruxsan. ld quruxsami (2), quruxsanaansho; qurxanaan, qurxanaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quruxsanaan ↴
quruxsami [m.dh]
1. Bilicda ay wax leeyihiin. 2. ld quruxsanaan.
quruxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld quruxsanaan.
qurxanaan [m.dh]
ld quruxsanaan.
qurxanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld quruxsanaan.
qurxoonaan [m.dh]
ld quruxsanaan.
qurxoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld quruxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg