sabaan
(m.l) (-nno, m.dh)Waqti; waa; jeer. ld samaan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabaan ↴
samaan [m.l]
ld sabaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg