saddexjibbaar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
saddexjibbaar
(m.l)Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
saddexjibbaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Tiro saddex jeer isku dhufasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddexjibbaar ↴
isle'eg-saddexjibbaar [m.dh] (-gyo ..., m.dh)
(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoomaha isle'egtu yahay darajada saddexaad. Sansaanta guud ee isle'eg saddex-jibbaar waa: ax3 + bx2 + cx + d = 0, taas oo a, b, c, iyo d ay yihiin madoorsoomayaal.
saddexjibbaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
saddexjibbaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
saddexjibbaarasho [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaro.
saddexjibbaarid [m.f.dh]
eeg saddexjibbaar².
saddexjibbaarmid [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaran¹.
saddexjibbaarnaan [m.f.dh]
eeg saddexjib-baaran². ld saddxejibbaarnaansho.