Site icon Qaamuus

jawaabta

sahyuuni
(m.l) (-iyiin, m.dh)

Qof aaminsan sahyuuniyadda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahyuuni

sahyuuniyad [m.dh] (-do, m.l)
Dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid diineed oo ku dhisan mabda'ujeeddadiisu tahay in Yuhuudda la ururiyo, la mideeyo oo loo helo meel la dejiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version