samar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-mray, -martay)ld sabar².
samareeb*
Wax fiican oo waxtar leh sabab u noqosho.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samar ↴
sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².
casamar [m.l]
Qaylo badan oo wax lagu cayrinayo.
casamar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qaylo ku cayrin.
casamarid [m.f.dh]
eeg casamar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg