samayo
(m.dh) (-ooyin, ml.)1. Usha waranka. 2. Ul dheer oo toosan. ld samay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samayo ↴
jufee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
1. Meel daloosha wax ku gufayn. 2. Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
samay [m.dh]
ld samayo.
tiirri [m.dh]
1. Xoog aad u badan. 2. Dad aad u xoog badnaa oo Soomaaliya ku noolaa waa hore. 3. Waran tiir xooggan leh iyo samayo gaaban.
warwar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato. 2. Nooc waran oo dheer.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg