samayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)Wax hagaagsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samayso ↴
rable [m.l]
1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
waajib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.
xabagbarsho [m.dh]
Malabka awlalka ku jira mid ka mid ah oo shinnidu si gaar ah u samayso; waa miid sida xabagta dhirta qaar-keed u cad oo aan gows iyo wax kale midna dheehin, oo boqoraddeedu cunto. ld xabag-barshe, xabagbarshi.
allabbari [m.l]
1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.
dinnaago [m.dh]
Ci'weyn oo nafleyda qaarkeed samayso sida lo'da, dameeraha iwm. ld dannaago, dinnaaho.
diqdiq [m.l]
Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer.
duufso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.
fagax [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
godo [m.dh]
1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur a.
gurxan [m.l]
Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).
samay [m.dh]
ld samayo.