sargaal
(m.l) (-llo/saraakiil, m.dh)1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sargaal ↴
leylisargaal [m.l]
ld leylisarkaal.
leylisarkaal [m.l] (-raakiil, m.dh)
Qof tababbar ugu jira in uu noqdo sargaal ciidan.
sarkaal [m.l]
ld sargaal.
xiddigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Sargaal ciidan oo hal xiddig leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg