seemman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Ari ama lo'wax aan geeso lahayn ahaansho. 2. Madax wax timaha laga xiiray ahaansho. 3. Cayaar carruureed qof, wax la taabtay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seemman ↴
seemmanaan [m.f.dh]
eeg seemman. ld seemmanaansho.
seemmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld seemmanaan.
seeseemmane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Nooc ka mid ah kalluunka badda ku jira oo sida badan hoos aada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg