seeraaris
(m.l)ld seeraarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeraaris ↴
seeraarin [m.f.dh]
eeg seeraari. ld seeraaris.
seeraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid. seeraari lg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg