Site icon Qaamuus

jawaabta

seytuun
(m.l)

1. Geed la beerto oo miro kulkulucsan oo khudrad ahaan loo cuno dhala. 2. Miraha geedka seytuunku dhalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seytuun

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version