Site icon Qaamuus

jawaabta

sharqan
(m.dh)

ld sanqar¹.

sharqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld sanqar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharqan

dayaan [m.l]
1. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid. 2. Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan¹, diryaan¹, diyaan¹.

dayaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan², diryaan², diyaan².

gurdan [m.l]
1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.

sanqar [m.dh] (-ro, ml.)
Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.

sanqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².

sharqantirad [m.l]
ld shanqartirasho.

sharqantirasho [m.f.dh]
eeg sharqantiro. ld sharqantirad.

sharqantiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Si aan sharqan loo dhalin aayar u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version