Site icon Qaamuus

jawaabta

sharrib
(m.l)

Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.

sharrib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharrib

sharribaad [m.dh]
1. Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda. 2. Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.

sharriban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; bmi)
Wax la sharribay noqosho. ld shirraban¹.

sharriban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban².

sharribasho [m.f.dh]
eeg sharribo. ld shirrabasho.

sharribid [m.f.dh]
eeg sharrib². ld sharribaad, shirrabaad, shirrabid.

sharribmid [m.f.dh]
eeg sharriban¹. ld shir-rabmid.

sharribnaan [m.f.dh]
eeg sharriban². ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab-naansho.

sharribnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sharribnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version