Site icon Qaamuus

jawaabta

sharriban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; bmi)

Wax la sharribay noqosho. ld shirraban¹.

sharriban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharriban

sharribmid [m.f.dh]
eeg sharriban¹. ld shir-rabmid.

sharribnaan [m.f.dh]
eeg sharriban². ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab-naansho.

shirraban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld sharriban¹.

sharrib [m.l]
Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.

sharrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version