sharribid
(m.f.dh)eeg sharrib². ld sharribaad, shirrabaad, shirrabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharribid ↴
sharribaad [m.dh]
1. Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda. 2. Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
shirrabaad [m.dh]
ld sharribid.
shirrabid [m.dh]
ld sharribid.
sharrib [m.l]
Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.
sharrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg