shidasho
(m.f.dh)eeg shido.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shidasho ↴
uunso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Uunsi shidasho.
daaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm). 2. Qof tartiib u taabasho.
qaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid. 2. Dhuxul shidasho.
qiiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Uunsi iwm shidasho.
qoolaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Dab shidasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg