Site icon Qaamuus

jawaabta

shookad
(m.dh)

1. Bar yar, cad oo isha dhexdeeda (birteeda) ku samaysanta. 2. ld shooko (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shookad

shooko [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha lagu qoro. 2. ld shookad. Yaambo yar oo xooggan oo dhulka adag lagu falo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version