Site icon Qaamuus

jawaabta

siji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siji

ogsijiin [m.l]
ld ogsajiin.

oksijiin [m.l]
ld ogsijiin.

kursijiif [m.l] (-fyo, m.dh)
Kursi fidsan oo fadhi iyo ku jiifba loo isticmaali karo.

sijin [m.f.dh]
eeg siji. ld sijis.

sijis [m.l]
ld sijin.

sijisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la sijiyay ahansho (badar la tumay).

sijisasho [m.f.dh]
eeg sijiso.

sijisnaan [m.f.dh]
eeg sijisan. ld sijisnaansho.

sijisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sijisnaan.

si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version