tanaasulid
(m.f.dh)eeg tanaasul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tanaasulid ↴
gaabso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho. 2. (f.mg) Codka gaabso: cod hoos u dhigid. 3. (f.mg) Ka gaabso: wax ka tanaasulid.
ufoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
tanaasul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
Ka t.: cid arrin ay damacsanayd dib uga noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg