Site icon Qaamuus

jawaabta

toolmoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho. 2. Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toolmoon

toolmoonaan [m.f.dh]
eeg toolmoon. ld toolmoonaansho, toolmooni, toolmoonsanaan.

toolmoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld toolmoonaan.

toolmoonayn [m.f.dh]
eeg toolmoonee.

toolmoonee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Wax qurxin ama hagaajin.

toolmooni [m.dh]
ld toolmoonaan.

toolmoonsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld toolmoon.

toolmoonsanaan [m.dh]
ld toolmoonaan.

toolmoonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld toolmoonaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version