Site icon Qaamuus

jawaabta

toolmoonsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld toolmoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toolmoonsan

toolmoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho. 2. Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.

toolmoonaan [m.f.dh]
eeg toolmoon. ld toolmoonaansho, toolmooni, toolmoonsanaan.

toolmoonsanaan [m.dh]
ld toolmoonaan.

toolmoonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld toolmoonaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version