warqabid
(m.f.dh)eeg warqab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warqabid ↴
kormeer [m.l] (-rro, m.dh)
Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
xoghayn [m.dh]
1. (-no, m.l) Xafiiska xoghayaha. 2. Wax xogtooda runta ah, hayn, ka warqabid; xog'ogaalnimo.
warqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg