warso
(f.lg3) (-saday, -satay)Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warso ↴
dawarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
warsasho [m.f.dh]
eeg warso.
weyddii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.
war [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.
war [m.dh] (-ro, m.l)
Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
war [u.j]
ld waryaa.
war [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg