xantiir
(m.l) (-rro, m.dh)Qof aan waxba haysan; sabool; cayr.
xantiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Qof aan hanti lahayn noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xantiir ↴
xantiirid [m.f.dh]
eeg xantiir².
xantiirnimo [m.dh]
Xantiir ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg