Site icon Qaamuus

jawaabta

xanuunso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qof jirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanuunso

xanuunsasho [m.f.dh]
eeg xanuunso. ld xa-nuunsad.

xanuun [m.l]
1. Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw. 2. Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.

xanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version