xaraash
(m.l)1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.
xaraash
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)Badeeco qiimo jaban ku gadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraash ↴
lallabayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
muraaddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
xaraashid [m.f.dh]
eeg xaraash².
xoogxaraash [m.l] (-shyo, m.dh)
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa.
xoogxaraashnimo [m.dh]
Xoogxaraash ahaan-sho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg