Site icon Qaamuus

jawaabta

xasillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasillan

deggan [f.g/mg4] (-naa, -nayd)
1. (f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid). 2. (f.mg) Wax xasillan ahaansho. 3. (f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).

xasillanaan [m.f.dh]
eeg xasillan. ld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.

xasillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.

xasilloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld xasillan.

xasilloonaan [m.dh]
ld xasillanaan.

xasilloonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.

xasillooni [m.dh]
ld xasillanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version