xeelee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeelee ↴
xeeladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
ld xeelee.
xeelayn [m.f.dh]
eeg xeelee. ld xeeladayn.
xeel [m.dh]
Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg