Site icon Qaamuus

jawaabta

xeerka 1aad ee Niyuuton
(m.l)

(fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeerka 1aad ee Niyuuton

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version