xiisayn
(m.f.dh)eeg xiisee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisayn ↴
jeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn. 2. U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
mulxid [m.l] (-diin, m.dh)
(fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg