xiisee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisee ↴
hiwaayad [m.dh] (-do, m.l)
Xiisaynta wax si gaar ah loo xiiseeyo.
xiisayn [m.f.dh]
eeg xiisee.
xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
xiis [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg