xiskin
(m.dh)1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.
xiskin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiskin ↴
xigsin [m.dh]
ld xiskin¹.
xigsin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
ld xiskin².
xiskimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi.
xiskimid [m.f.dh]
eeg xiskin². ld xigsimid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg